• Somaalida Minnesota oo cabsi soo food saartay
  • Paul Biya Declared Winner in Cameroon’s Contentious Election

    Cameroon’s Constitutional Council on Monday declared longtime leader Paul Biya, 92, the winner of the country’s latest presidential election, extending his more than four-decade rule.

    Biya, the world’s oldest sitting president, secured 53.66% of the vote in the October 12 election, defeating his former ally-turned-rival Issa Tchiroma Bakary, who garnered 35.19%.

    The announcement followed violent clashes across the country, particularly in Douala, the economic capital, where at least four protesters were killed and over 100 people arrested. Security forces fired tear gas to disperse demonstrators demanding credible results.

    Authorities said several security officers were injured in the unrest, while the government accused opposition activists of plotting violent attacks.

    Tensions had been rising in the weeks leading up to the vote, as Biya’s decision to seek another term angered many young voters and opposition groups. Critics accused him of manipulating state institutions and sidelining his strongest challengers.

    Cameroon, a central African nation of nearly 30 million people, has been ruled by Biya since 1982. Despite growing frustration over his long rule, the latest results appear to further entrench his grip on power.

    awale dayr

    email. Awale@stnsomali.com

  • Paul Biya oo lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay doorashada muranka dhalisay ee Cameroon

    — Maxkamadda Dastuuriga ah ee Cameroon ayaa Isniintii ku dhawaaqday in hoggaamiyaha muddada dheer xilka hayay Paul Biya, oo 92 jir ah, uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee ugu dambeysay, taasoo sii dheeraynaysa maamulkiisa ka badan afartanka sano.

    Biya, oo ah madaxwaynaha ugu da’da weyn ee xil haya dunida, ayaa helay 53.66% codadka doorashadii la qabtay Oktoobar 12, isagoo ka adkaaday saaxiibkiisii hore ee hadda mucaaradka ah Issa Tchiroma Bakary, kaas oo helay 35.19%.

    Go’aankan ayaa yimid kadib isku dhacyo rabshado wata oo ka dhacay dalka oo dhan, gaar ahaan magaalada Douala, halkaas oo ugu yaraan afar qof lagu dilay in ka badan 100 qofna  la xiray, kadib markii ciidamada ammaanku adeegsadeen gaaska dadka ka ilmaysiisa  si ay u kala eryaan dadkii mudaaharaadayay ee dalbanayay natiijooyin daah furan

    Mas’uuliyiintu waxay sheegeen in dhowr askari ay ku dhaawacmeen rabshadaha, halka dowladduna ay ku eedeysay taageerayaasha mucaaradka inay qorsheynayeen weerarro rabshado wata.

    Xiisadda ayaa cirka isku shareertay toddobaadyadii ka horreeyay doorashada, iyadoo go’aanka Madaxwayne Biya ee uu markale isku soo taagay xilka uu and uga cadhaysiiyay  dhalinyarada iyo mucaaradka. Mucaaradku waxay ku eedeeyeen inu hay’adaha iyo awooda  dowladda uu u adeegsaday in uu doorashada ku shubto

    Cameroon, oo ah dal ku yaalla galbeedka  Afrika oo ay ku nool yihiin dad gaadhaya 30 milyan oo qof, ayaa Madaxwayne biya xukumayay tan iyo 982-kii.

    Awale dayr

    e-mail  Awale@stnsomali.com

  • Mbappé iyo Bellingham ayaa dhaliyay goolal kulanka El Clásico iyadoo Real Madrid ay guul gaartay,

    Real Madrid ayaa soo afjartay afar guuldarro oo xiriir ah oo ay ka haysatay kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona, kaddib markii ay Axaddii 2-1 ku garaacday kulankii ugu horreeyay ee El Clásico xilli ciyaareedkan.

    Madrid ayaa guusha ku gaartay  iyadoo goolal u dhaliyeen Kylian Mbappé iyo Jude Bellingham.

    Guushan ay ka gaartay garoonkeeda Santiago Bernabéu ayaa ka dhigtay in Madrid ay shan dhibcood ka  hormarto Barcelona kaddib 10 kulan.

    Mbappé ayaa goolka furitaanka dhaliyay daqiiqaddii 22-aad isagoo ka helay caawin uu siiyay Bellingham. Barcelona ayaa barbarreysay daqiiqaddii 38-aad iyadoo uu gool u dhaliyay Fermín López, balse Bellingham ayaa dhaliyay goolka guusha ee Madrid daqiiqaddii 43-aad.

    Mbappé ayaa markale fursad weyn seegay markii goolhayaha Barcelona Wojciech Szczęsny uu badbaadiyay rigooradiisii daqiiqaddii 52-aad.

    awale dayr

    awale@stnsomali.com

  • Poll Predicts Minneapolis Mayor Jacob Frey Likely to Win Re-election

    A new poll regarding the Minneapolis mayoral race suggests that current Mayor Jacob Frey is strongly favored to win re-election. The results indicate that Frey holds a significant lead over his challenger,  a Somali candidate who has gained attention within the local community.

    Political analysts say Frey’s popularity stems from his experience and his administration’s handling of city development and public safety issues. Meanwhile, the Somali contender’s campaign has energized parts of the city’s immigrant and youth communities, promising change and greater inclusion in city leadership.

    The election is expected to be closely watched as Minneapolis continues to recover from social and economic challenges in recent years.

    by Awale dayr

    e mail awale@stnsomali.com

  • JAKOB FREY  OO LOO FILAYO IN DIB LO DOORTO

    Saadaal ama ra’yi ururin la sameeyay oo ku saabsan tartanka loogu jiro duqa magaalada Minneapolis ayaa tilmaamaysa in maayirka hada talada haya Jakob Frey si wayn loogu saadaalinayo in uu ku guulaysto tartankaasi oo markale dib loo doorto oo uu ka guulaysto wiilka somaliga ah ee la tartamaya.

  • ARSENAL OO LA QABANLAAYAHAY CIYAARAHA HORYAALKA YURUB

    Kooxda arsenal ee ka dhisan magaalada London ayaa 4 gool iyo eber ku garaacday kooxda atletico Madrid ciyaar adag oo ka dhacaday garoonka emaret ee ku yaala magaalda London, arsenal wali wax goolal ah lagama dhalin xiliciyaareedkani.

  • ISLA ANIGA
  • Two super stars Mursal muuse iyo Ismaciil danan
  • LABO SANO AYAA KA SOO WAREEGTAY DAGAALAKA QAZA

    Maanta labo sano ayaa ka soo wareegatay markii uu bilaabmay dagaalka gaza. Waxa uu ku bilaabmay dagaal yahanada ururka xamaas oo weerar kadis ah ku qaaday Isreal weerarkaasi waxay ku dileen kun iyo laba boqol oo israiiliyiin ah waxa kale oo ay afduubteen laba boqol iyo konton qof oo ay madax furasho u qaateen.
    Israel oo Taa ka jawaabysa waxay bilowaday weeraro cir iyo dhul ah oo aan waxba loo aabo yeelin oo ilaa hada socda Ila iyo hada waxay dishay 67 kun oo qof oo falstiiniyiin ah oo kala badh ay yihiin caruur yar yar waxayna bara kicisay dad ka badan 2 milyan oo qof magaaladii gaza waxay noqotay magaalo burburtay dhaamnteed oo aan haba yaraatee laga helayn adeegyadii aasaasiga ahaa sida cuntada,dawooyinka iyo biyaha. Hada waxa magaalada qaahira ka socda dedeeladii uugu dambeeyay oo la rabo in colaadaa lagu soo afjaro. Suaasha hada la is waydiiyo ayaa ah xamaas u jeedadii weerarkaa ay u qaaday maxay ka faaiday?