Saadaal ama ra’yi ururin la sameeyay oo ku saabsan tartanka loogu jiro duqa magaalada Minneapolis ayaa tilmaamaysa in maayirka hada talada haya Jakob Frey si wayn loogu saadaalinayo in uu ku guulaysto tartankaasi oo markale dib loo doorto oo uu ka guulaysto wiilka somaliga ah ee la tartamaya.
