Erdogan oo markale sheegay in uu aad uga soo horjeedo aqoonsiga Isreal ee somaliland.
Hadal uu ka jeediyay magaalada qaahira oo uu buuqasho ku joogo ayuu sidaas ku sheegay. Booqashada uu ku marayo wadamada carabta ayaa lagu timaamay olole uu ku doonayo in uu ku Wiiqo aqoonsiga somalland.
by awale dayr
