National Guard soldiers salute as President Donald Trump's motorcade drives by, Saturday, Sept. 20, 2025, in Washington. (AP Photo/Julia Demaree Nikhinson)
Maxkamad racfaanka ah ayaa oggolaatay in maamulka Trump uu ciidanka ilaalinta qaranka (National Guard) u diro magaalada Portland. Talaabadan ayaa ah guul dhinaca garsoorka ah oo u soo hoyatay Madaxwayne trump.
