{"source_type":"vicut","tiktok_developers_3p_anchor_params":"{"source_type":"vicut","client_key":"aw889s25wozf8s7e","picture_template_id":"","capability_name":"retouch_edit_tool"}","data":{},"pictureId":"C23EC35E-1DA1-4543-AC30-6D7075B84EF4","exportType":"image_export","editType":"image_edit"}
Madaxa FBI-DA ayaa dacwaynaya wargayska THE ATLANTIC oo laga leeyahay wadanka maraykanka.
Warbixin uu qoray wargaysku ayaa sheegtay in kash Patel uu khamriga aad u Cabo taasina ay sababtay in uu xafiiska maalmo badan ka maqnaado oo uuna soo shaqo tagin. Kash Patel waxa uu sheegay in wargaysku uu been ka sheegay isaga isla markaan uu sumcad dil ku sameeyay. Waxana uu dalbanyaa magdhow gaadhaya 250 milyan oo doolar.AWALE DAYR Somali Television Network – STNAwale Dayr
