WARARKA rasmi ha ah ee aanu helayno ayaa sheegaya in sababta loo xidhay xildhibaan Rabiile oo katirsan golaha degaanka magaalada borama ay that in lagu eedeeyay kicin dadwayne,iyo in uu ka tirsan yahay unugyo Hurda oo ku xidhan dawlada Xasan Sheekh kuwaasi oo raba in magaalada borama ka abuuraan qas iyo rabshado maalmaha loo dabaal degayo 18-ka may ee madaxbanaanida somaliland.
AWALE DAYR Somali Television Network – STN
