Qarax xooggan oo kadhacay Muqdisho

28

Qarax oo ahaa mid xooggan oo laga maqlay inta badan Degmooyinka Muqdisho.

Qaraxa oo loo maleenayo inuu yahay mid ismiidaamin ah ayaa waxaa lala beegsaday Ciidamo ka tirsan kuwa Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala eegtay kolonyo ka tirsan Ciidamada Talyaaniga oo marayay meel u dhow kuliyadda Jaalle Siyaad ee Jidka Warshadaha.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegayo inuu gubanayo mid kamid ah Gawaaridii ay wateen Ciidamada Talyaaniga oo kamid ah Ciidamada Midowga Yurub ee Soomaaliya u joogo inay tababar siiyaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

kala soco STN wixii kusoo kordha wararka qaraxaas.

STAR TELEVISION NETWORK(STN TV)
Xafiiska Muqdisho
info@stnsomali.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here